Istaambeey oo La xiriir

Websaydka Maamulka Caafimaadka Swiss (BAG) wuxuu soo bandhigay warbixin ku saabsan cudurada faafa iyo sida looga ilaaliyo nafsadaada iyaga. Warbixinta ku saabsan sida loo galo nidaamka daryeelka caafimaad la soo bandhigo.

Websaydka waxaa loo hormariyay magangalya doonada ee soo dhaweynta xarumaha iyo xarumaha ka baaran daga sidoo kale sida xarumaha guriyeynta magangalyada cantonal.  Xoog saarida cudurada faafa ee lagu illaalinayo magangalya doonada sidoo kale sida bulshada guud ee ka soo horjeedo caabuqa iyo si loo joogteeyo caafimaadka bulshada.

 

Daabcaha websaydka: 

Xafiiska Faderaalka Swiss ee Caafimaadka Bulshada BAG
Agaasimaha Caafimaadka Bulshada
Waaxda Cudurada Faafa
Schwarzenburgstrasse 157
CH 3003 Bern 

Heerka: La cusbooneysiiyay: Janaayo 2018